Press "Enter" to skip to content

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb.

Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS ayaa garoonka magaalada Dhuusamareeb waxaa kusoo dhaweeyay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka, oo uu hoggaaminayay Taliyaha Qeybta 21-aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Ujeedka safarka Taliyaha Ciidanka XDS ayaa daaran dardargelinta howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta iyo adkeynta amniga deegaannada Galmudug.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r