Baydhabo-(SONNA)-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka…
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur galbeed. Taliyaha ayaa waxaa garoonka…
Mina-Saudi Arabia-(SONNA)-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay Mina, halkaas oo ay…

Soomaaliya oo cambaareysay tallaabada maamulka Woqooyi Galbeed ugu xadgubay qadyadda magaalada Qudus
Muqdisho (SONNA): Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale xaqiijinaysaa sida ay uga go’an tahay ilaalinta midnimada, madaxbannaanida, wadajirka dhuleed iyo qarannimada dalka, iyadoo si cad…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Drs. Maryan Qaasim ayaa maanta kulan la qaadatay Brian James Williams, Madaxa Waaxda Maalgelinta Sanduuqa…
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda daahfurka diiwaangelinta Xog-dhowraha iyo Xog-adeegsadaha, taas oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Dhowrista…
Muqdisho, Maajo 20, 2026:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya…
Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Imtixaanka Qaranka ee sannadkan la qaban doono inta u dhaxeysa 20-ka illaa…
Mogadishu (SONNA) — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga ka fuliyay gudaha iyo hareeraha degmada Berdaale ee gobolka Bay, iyadoo la…
Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan kula qaatay Imaam…
