Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Arrimaha…
Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur Galbeed, waxay nasiib u yeesheen inay…
Muqdisho(SONNA);-Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026, kaas oo ay u fariisan…
WARGELIN: DIIWAAN-GELINTA XOG-DHOWRAYAASHA IYO XOG-ADEEGSADAYAASHA Iyadoo la tixraacayo Qodobka 32-aad ee Sharciga Dhowrista Xogta (Sharci Lr. 005 ee 2023), Hay’adda Dhowrista Xogta Soomaaliyeed waxay ogeysiinaysaa…
Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay deegaannada Jabaad Carbeyd iyo Dabagaab ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka waxaa…
Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General…
Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta…
Baydhabo,(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad Goboleedka…
Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, gelinkii dambe ee maanta waxaa lagu dhaariyay Xildhibaannadii dhowaan la doortay ee ku yimid…
Muqdisho,(SONNA):- Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta martigeliyey kulan deg-deg ah oo looga hadlay xaaladda amniga Magaalada Baydhabo, kaddib weerar ay…

