Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddiga sare Sanduuqa Qaranka ee maareynta khataraha Masiibooyinka, taas oo qayb ka ah…
Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan rasmi ah oo ay Wasiirrada…
Muqdisho, Soomaaliya –1 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka & Suugaanta iyo Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), ayaa maanta…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka Korea–Africa Ministerial Meeting…
Muqdisho(SONNA);-Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ka hortagga iyo la dagaallanka fikradaha xagjirka rabshadaha wata, Mudane Aweys Maxamed Cumar, ayaa kulan la…
Baydhabo,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed Eelaay, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Cirro iyo saraakiil kale oo…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka Koknfur Galbeed Soomaaliya. Guddiga ayaa labada ilaa saddexda Juun ee…
Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Akademiyada Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), ayaa maanta ku qabatay xarunta Akademiyada Goboleedka…
Muqdisho(SONNA):-Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana ay taageerayso Hay’adda Caalamiga ah…

