Tan iyo wixii ka dembeeyay markii uu madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud uu u safray magaalada Dhuusamareeb Sabtidii, maqalka magaca Ceelbuur waxa uu noqday…
Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA ayaa sheegtay inay deegaanka Ceelasha-Biyaha ku qabatay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay cunno yarida ka jirta Geeska Afrika kadib abaaro xooggan oo ku dhuftay gobolka. Waxaa soo…
Murashax u taagnaa xilka madaxtinimada dalka Ecuador, caanna ku ahaa la dagaallanka musuq-maasuqa ayaa xalay lagu dilay igtiyaal, xilli uu kasii baxayay goob uu ka…
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis laba geesood ah oo dhinaca adeegyada hawada ah kaasi oo ujeedkiisu yahay in la…
Ciidamada xoogga dalka ayaa saakay la wareegay degmada Ruun niegood iyo deegaanka Hilowle Gaab ee gobolka Shabeelada Dhexe. Sii akhri
Musharraxa Madaxweynaha Somaliland ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay xiisadda ka jirta deegaanka Gacan libaax ee ka tirsan Saaxil Somaliland, wuxuu la hadlay…
Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay iska hor-imaad hubaysan oo dhexmaray ciidamada booliska ee Somaliland iyo kooxo hubaysan oo ku sugan buurta…
Wararaka laga helaya deegaanka gacan libaax ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu dagaal ku dhexmaray kooxda dablayda ah oo in mudo ahba buurtaasi isku urursanayey…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Qaranka ay hawlgal milateri oo lala beegsaday kooxda Al-Shabaab ka fuliyeen Degmada Galhareeri oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug.…









