Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay tayada dugsiyada waxbarashada Soomaaliya tan iyo markii ay dowladdu billowday imtixaan mideysan. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis…
Ururka al-Shabaab ayaa xayiraado kusoo rogay shirkadda isgaarsiinta u weyn Soomaaliya ee Hormuud xarumo ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Sii akhri
Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in uu dhacay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo lala beegsaday tuulada Mukayle oo galbeed ka xigta magaalada Buulobarde ee…
Kooxda hubaysan ee dhawaan isku urursatay deegaanka Buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa saaka laba baabuur oo ay leedahay Hay’ada Miino-baarista ee Hello…
Ugu yaraan lix qof ayaa dhimatay, 12 kalena way dhaawacmeen kadib markii baabuur ay la socdeen uu qarax qabsaday, gobolka Shabeellada Hoose. Sii akhri
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shanaad ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas oo uu ka wado ololaha dagaal ka dhan maleeshiyada…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay wareysi aan la yeelanay Sacdiya Siyaad, oo ah maamula Machadka Haana Academy. Waxaa soo jeedinaysa Sahra…
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Cabdulqaadir Cali Dige ayaa farriin ay faafisay dowladda…
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi ay barnaamijka Caweyska Washington siisay Guddoomiyaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibadooda caalamiga ah lagu beegsaday deegaan ay ku sugnaayeen maleeshiyada…










