WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan ku marti ah ku ah Maxamed Xassan Sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda Bii’ada iyo Isbadalka Cimilada ee…
Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa toddobaadkan kala saxiixday heshiis ku saabsan adeegyada duulimaadyada labada waddan iskaga goosha. Heshiiskan oo aan weli la shaacin qodobada uu…
Maxkamadda Gobolka Benaadir ayaa maalmihii lasoo dhaafay u fariisatay kiisas dhowr ah oo ku saabsan musuq-maasuq loo haysto shaqaale Dowladeed iyo dad mas'uuliyiin ah. Doodda…
Waxaa kordhay khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Sii akhri
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixisay, dabley hubaysan oo weerar ku qaaday gaadiid ay lahayd hay'adda samafalka ee Halo Trust, halkaas oo…
Masuuliyiinta maamulka la magac baxay SSC Khaatumo ayaa maanta xilkii kala wareegay guddi ka koobnaa 33 xubnood oo lagu magacaabo guddiga aaya-ka-tashiga kuwaas oo xilkaas…
Ugu yaraan saddex ka tirsan askarta dawladda Soomaaliya ayaa ku dhimatay qarax maanta ka dhacay waaqooyiga magaalada Muqdisho. Sii akhri
Ugu yaraan shan qof ayaa lagu dilay, afar kalana waa lagu dhaawacay ka dib markii nin is-miidaamiye ah uu isku qarxiyay maqaaxi lagu shaaxo oo…
Weriye Bushaaro Maxamed Cali “Bushaaro Baanday” oo u xirnayd mas’uuliyiinta Somaliland tan iyo bishii May ayaa maanta ma kale la horkeenay maxkamadda Hargeysa. Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Federaalka Mukhtaar Rooboow ayaa beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegay 'in la musuq-maasuqay' howlihii…










