Press "Enter" to skip to content

Sidee u socdaan dageysiga kiisaska musuq-maasuqa ee Muqdisho?

Maxkamadda Gobolka Benaadir ayaa maalmihii lasoo dhaafay u fariisatay kiisas dhowr ah oo ku saabsan musuq-maasuq loo haysto shaqaale Dowladeed iyo dad mas'uuliyiin ah.

Doodda ka socotay Maxkmadda oo u dhexeysay Hay'adaha baarayaasha ah iyo Qareennada difaacayay edeeysanayaasha ayaa si toos ah looga baahiyay warbaahinta, waxayna arrintaasi abuurtay hadal hayn iyo in ay xiiso gaar ah u sameysay bulshada oo siyaabo kala duwan uga hadlay.

Haddaba, Kiisaskaan horyaalla maxkamadda oo dadku ay indhaha ku wada hayaan, maxay tahay sababta keentay in indhaha bulshadu ay si isku mid ah qabtaan?

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin Muqdisho kasoo diray.

 

Comments are closed.