Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada xoggaa dalka oo kaashanaya kuwa madaniga ah ee deegaanka ay dileen saddex ka tirsan saraakiisha Al-shabaab, kadib howlgal 'qorsheysan'…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dardar gelinayso in saxaafadda ay xogaha ay u baahan yihiin ka helaan hay’adaha dawliga ah, arrintaas oo ka mid ah…
Dawladda Soomaaliya ayaa beddeshay xeeladdii dagaalka ka dhanka ah ururka al-Shabaab, sidaasi waxaa idaacadda VOA u sheegay saraakiil sare oo ka mid ah dawladda oo…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dimoqraadiyadda Somaliland. Waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Sahra Ciidle Nuur. Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa degmada Maxaad ee Gobolka Hiiraan ayaa sida la sheegay heshiis ku aadan sii wadista dagaalka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaada Dhexe. Sii akhri
Barnaamijka Madasha Haweenka waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dowrka haweenka ee koritanka afaka hooyo, waxaana marti ku ah Saamiya Salaad Nuur oo ah macallimad dhigta af-Soomaaliga.…
Xukuumadda Somaliland ayaa xalay daboolka ka qaaday in la cafiyey dhallinyaradii hubaysnayd ee Buurta Gacan Libaax gashay, sida lagu sheegay qoraal uu soo saaray wasiirka…
Khilaafka ayaa lagu warramayaa inuu si gaar ah ugu dhaxeeyo wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka. Sii akhri










