Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa degmada Maxaad ee Gobolka Hiiraan ayaa sida la sheegay heshiis ku aadan sii wadista dagaalka ay dowladda iyo dadka degaanka kula jiraan al-Shabab la gaaray masuuliyiin reer Hiraan ah oo uu la kulmay.
Xasan Sheekh oo heshiis la gaaray bulshada gobolka Hiiraan
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Fiqi oo joogista ciidamada Itoobiya la xiriiriyey dhul qabsi
- Dowladda oo sheegatay dilka ku dhowaad 60 Shabaab ah
- Wareysi: Maxaa kasoo baxay shirkii Soomaaliya iyo dalalka QUINT ee Washington?
- Xamza oo sheegay in aanu burburin shirka Golaha Wadatashiga
- Xildhibaan Abiib oo markii ugu horreysay ka hadlay xarigiisa
Comments are closed.