Magaalada Gaalkacayo – dhinaca maamulka Puntland, waxaa shalay lagu dilay dhakhtar ka shaqeeya caafimaadka bulshada, kaas oo lagu magacaabi jiray Allah ha u naxaristee Dr…
Barnaajika Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeyna sababata keenta in qoysaska Soomaalida ee Yurub si khasab ah carruurta looga qaato – mushkilladaas oo walaac…
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala duwan.…
WASHINGTON —Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in laga qaybgalo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ay wadaan ciidamada dowladda…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 107 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Ururka Al-shabaab inay isa soo dhiibeen labadii bilood ee la…
Ku soo dhowaada barnaamijka ee toddobaadkan oo ku saabsan doorashooyinka Puntland iyo golayaashii deegaanka ee la soo doortay, waxaa magaalada Garoowe ku soo diyaariyey weriyaha…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 107 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab ayay isi soo dhiibeen labadii bilood ee lssoo dhaafay, sida…
Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Salah Axmed Jamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalka Ethiopia, Demeke Mekonnen Hassan, iyo wafdi…










