Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in laga qaybgalo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ay wadaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka.
Shariif Sheekh Axmed oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaqan maanta ka jeediyay fadhi uu Golaha Shacabka uu ku yeeshay Muqdisho.
Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan inoo soo diray.
Comments are closed.