Magaalada Gaalkacayo – dhinaca maamulka Puntland, waxaa shalay lagu dilay dhakhtar ka shaqeeya caafimaadka bulshada, kaas oo lagu magacaabi jiray Allah ha u naxaristee Dr Zakariye Cabdi Jaamac, waxaana dilkiisu argagax geliyey bulshada.

Bahda caafimaadka oo si weyn u cambaareysay dilkii Dr. Zakariye Cabdi Jaamac
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.