Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray Talaadadi shalay xilka uga qaaday gudoomiyahii gobalka Shabeellaha Dhexe, islamarkaana magacaabay guddoomiye cusub. Sii…
Magaalada Hargeysa waxaa shalay ka furmay shir looga hadlayo maalgashiga waafaqsan nidaamka Bankiyada Islaamiga ah, kaas oo ay ka qeybgalayaan khubarro dhanka dhaqaalaha ah. Sii…
Beesha dhaqaalaha ee Bariga Africa ayaa maanta rasmi ah ugu dhowaaqday inay Soomaaliya ka mid tahay ururkaasi, isla markaana ay noqotay xubintii siddeedaad. Sii akhri
Dhakhaatiir isugu jirta Soomaali iyo Baakistaaniyiin ayaa maalintii saddexaad Muqdisho ka wada mashruuc indhaha loogu fiiqayo dadka indhaha caadku ka saarmay. Sii akhri
Xarunta xuquuqda aadanaha ee Somaliland ayaa maanta daabacday warbixinteedii sannadlaha ahayd ee ka hadlaysa xaaladda xuquuqda aadanaha Somaliland, waxayna sannadkan ku saabsan tahay kiisaska xorriyadda…
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo ka hadlayey shirka Machadka Daraasaadka Siyaasadda Heritage oo ka socda Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda musuq-maasuqa ee Soomaaliya…
Maalmihii lasoo dhaafay Ciidamada Jubbaland iyo Dowladda Federaalka ayaa howlgalo ka waday deegaano ka tirsan degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose. Sii akhri
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dadaallada ay waddo dowladda Mareykanka ee ku aadan xasillooni kusoo dabaalidda dalal badan oo ka mid…
Waxaaa markii ugu horreysay magaalada Boosaaso lagu qabtay Bandhiga Buugaagta ee Bari BookFair2024, kaasi oo ay qaban qaabiyeen golaha degaanka Boosaaso iyo dhallinyarada gobolka Bari.…
Ottawa — Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru-dowlaha wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan dalkan Canada ayaa magaalada Ottawa ee…










