Kulan ballaaran oo dhallinyarada looga wacyi-gelinayo daroogada iyo si xun u siticmaalka baraha bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Sii akhri
Bulshada Soomaalida waxaa beryahan danbe ku soo badanayay cudurka Cancer-ka iyadoo baahi weyn loo qabo baaritaan iyo daweyn. Sii akhri
Maalintii labaad ayaa hawlgalo milatari ay ka soconayaan deegaano ka tirsan Jubada Hoose. Sii akhri
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaysytaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha haysta dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana marti ku ah wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud.…
Qurba joogta degaanka oo kaashanaya kuwa gudaha ku nool ayaa ku guuleystay dhismaha Iskuul saddex qol ka kooban oo laga yagleelay degaanka Qabno oo hoostaga…
Sii akhri
Qardho — Maamulka magaalada Qardho ee Puntland ayaa ka warbixiyay suuq cusub oo laga dhisay magaalada, kaasi oo ay dowladda hoose billowday in ay dajiso ganacsatada…
Sii akhri










