Press "Enter" to skip to content

Maamulka Qardho oo daah-furay suuq cusub

Qardho — Maamulka magaalada Qardho ee Puntland ayaa ka warbixiyay suuq cusub oo laga dhisay magaalada, kaasi oo ay dowladda hoose billowday in ay dajiso ganacsatada ku hanti beeshay daadadki sannadihi dhawaa ka dhacayay magaalada.

Guddoomiyaha Degmada Qardho, Cabdi Siciid Qaal ayaa sheegay in ku dhowaad 700 oo qof ay ku gacansan karaan suuqa cusub.

Guddoomiyaha ayaa arrimahan uga warramay wariyaha VOA-da ee magaalada Boosaaso Yuusuf Maxamuud Yuysuf oo dhawaan booqday magaalada Qardho.

 

Comments are closed.