Maleeshiyada ururka al-Shabaab ayaa kordhiyay dilalka qorsheysan ee ay ka gaysanayaan magaalada Muqdisho. Saddex qof oo ganacsata ah ayey kooxdu shalay ku dhex dishay goobahooda…
Wararka ka imanaya deegaano hoos taga degmada Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ku soo warramaya in dagaal xooggan uu halkaas ka socdo. Sii akhri
Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay dhallinyarda ku leeyihiin horumarka bulshada. Waxaa magaalada Laascaanood ka soo diray Cabdikariin Cabdullaahi Olol. …
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan xiisaha fanka Banaadiriga oo uu Barnaamijka…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Cabdinuur Shiikh Maxamed oo ah Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. Barnaamijka…
Columbus — Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, waxaa Axaddii shalay lagu aasay wiil 18 jir Soomaali ah oo rag hubeysani ay Jimcihi toogasho…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Sii akhri
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Sii akhri
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal hayntii ka dhalatay khariidad uu ka maqan yahay magaca maamulka HirShabelle oo lagu soo bandhigay munaasabaddii soo…
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Karkaar ee Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay, falal amni darro oo dhowrki habeen ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada…










