Waaxda Caafimaadka degmada Hennipen ee gobolka Minnesota, ayaa todobaadkaan wiil Soomaali Mareykan ah u magacowday, in uu noqdo madaxa guddiga ugu sarreeya nidaamka caafimaadka ee…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa dowladda federaalka ku eedeyay in aysan ku taagneyn sida uu hadalka u dhigay sharciga iyo dastuurka dalka u…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
In ka badan 500 oo qof ayaa ka faa’iideystay olole caafimaad oo indhafiiqis ah oo muddo hal todobaad ah ka socday Isbitaalka Guud ee magaalada…
LAASCAANOOD– Maamulka Khaatumo ee magaalada Laascaanood ayaa Jimcihi daah-furay, diiwaangelinta casriga ah ee Dad-dhigista, kaas oo fududeynaya bixinta shahaadooyinka dhalashada iyo dhimashada iyo wixi la…
Waxaa maalinti sideedaad galay ololaha doorashooyinka foodda innagu soo haya ee Somaliland, kuwaas oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxtinimada. Jimcihi shalay, isu-soo-baxyo waaweyn ayaa ka…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad isugu jirta soo dhoweyn iyo daahfur loo sameeyay markabka Turkiga ee shidaal sahminta ka billaabaya Soomaaliya. Sii akhri
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo-gaaray Muqdisho, ayada oo sidoo kale uu dekedda ku…
Barnaamika Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sababta soo cel-celisa colaad beeleedyada Soomaaliya, gaar ahaan colaaddii dhowaan ka dhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo.…










