Kumanaan kaamirooyinka loo adeegsado xagga ammaanka oo ku rakiban guud ahaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gacan ka gaysanaya ka hortagga weerarrada maleeshiyada al-Shabaab, sida…
Nairobi — Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa aad uga naxay dilka hooyo Soomaaliyeed, gabadheeda iyo gabadh ay habar-yar u tahay…
Muqdisho — Bishaan October, waxay meelo badan oo dunida ah ugu asteysan tahay Bisha Wacyigelinta Kansarka Naasaha. Khubarrada iyo saraakiisha caafimaadka ayaa sameeya olole caafimaad oo…
Afgooye — Amuun Cabdullahi, oo aheyd saxafiyad Soomaaliyeed oo tobanaan sano ku nooleyd dalka Sweden, balse sannadihi u danbeeyay dalka daganeyd ayaa todobaadkaan lagu dilay beer…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo ka hadashay mowqifkeeda ku aadan ciidamada Ethiopia oo qeyb ka noqda howlgalka cusub ee ATMIS bedelaya ee AUSSOM. Sii akhri
Urur Goboleedka IGAD ayaa abaal mariyay saxafiyiin dhowr ah oo ka soo jeedo gobolka, kuwaas oo xirfaddooda saxaafadeed ugu adeegay bulshadooda. Sii akhri
Dowladda Hoose ee magaalada Kismaayo ayaa sheegtay in ay meel gaba gaba ah u mareyso dhismooyinka ilaa 12 waddo oo ku yaalla gudaha magaalada. Sii…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo xalay gaaray magaalada Nairobi, ayaa maanta Aqalka madaxtooyada kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya William Ruto. Sii akhri
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka ee nabadda iyo xalinta colaadaha, waxaana marti ku ah guddoomiyaha ururka haweenka Galmudug Maymuun…
NAIROBI—Boqollaal qof oo Soomaali ah ayaa ka qeybgalay aas shalay magaalada Naiorbi loogu sameeyay, hooyo Soomaaliyeed, gabadheeda iyo gabadh ay habar-yar u tahay oo todobaadkaan…










