Taliska Qeybta Booliska Gobalka Karkaar ee Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay, falal amni darro oo dhowrki habeen ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Qardho, kuwaas oo la sheegay in ay ku lug leeyihiin dhallinyarada loo yaqaanno Ciyaal Weero.

Booliska Qardho oo ka hadlay falal amni-darro oo ka dhacay magaalada
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.