Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay ansixiyay ansixiyay in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya ee (UNSOM) loo beddelo mid KMG ah, labada sano…
Waxaa shalay lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee halkaas uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Sii akhri
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya, ayaa Talaadadii shalay dalka ka eriday diblamaasi Itoobiyaan ah oo ka howlgalayay safaaradda Itoobiya ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa…
Booliska Somaliland ayaa Talaadadi shalay xiray shan ka mid ah dhalinyaro ku eedaysan in ay ka qeybgaleen wareegi koowaad ee ololaha doorashada Somaliland iyaga oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo oo uu la fariisto Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbland iyo Puntland, oo…
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmahaan ka doodaya miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ee sanadka soo socda ee 2025-ka. Sii akhri
Allah ha u naxariistee, waxaa shalay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta lagu aasay, Ganacsade Maxamuud Axamed Maxamuud oo ku magac dheeraa "Sharif Dhagaweyne". Sii akhri
Guddiga Anshaxa iyo xallinta khilaafaadka doorashooyinka Somaliland, ayaa ganaax lacageed ku riday xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo urur siyaasadeedka Kaah. Sii akhri
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, oo muddo dheer ka mid ahaa xisbiga talada haya ee Kulmiye, ayaa sheegay inuu taageeri doono Urur -siyaasadeedka…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga xusay dhacdaddii qaraxyadii mataanaha ahaa ee 29-kii October 2022 ka dhacay Isgoyska Zobe, oo lagu dilay ugu yaraan 100 qof,…









