Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, oo muddo dheer ka mid ahaa xisbiga talada haya ee Kulmiye, ayaa sheegay inuu taageeri doono Urur -siyaasadeedka Barwaaqo doorashada soo socota.
Saylici oo sheegay inuu taageerayo urur siyaasadeedka Barwaaqo
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.