Muqdisho (SONNA): Wasiirro uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho si weyn ugu soo…
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tababaran ee Danab ayaa howlgal saqdhexe ah waxay xalay ka fuliyeen deegaanka Gamboole ee…
Muqdisho, Soomaaliya, 13 May 2026: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha kala…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan looga hadlayo Adkeynta & xaqiijinta Amniga Magaalada Baydhabo la yeeshay Hogaamiyaha Kumeel…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Ujeedka safarka Taliyaha Ciidanka XDS, Gen. Ibraahim…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Injineer Waleed…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka…
Abijdan (SONNA): Wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee NIRA, Mudane Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacadde), ayaa…
Kampala (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed…

