Qaahira (SONNA): Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, Mudane Ismaaciil Mukhtaar Cumar “Orojo”, ayaa Soomaaliya ku metelay Madasha Sare ee Koonfurta Adduunka ee Warbaahinta…
Muqdisho, Talaado, 12 Maajo 2026: — Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan Qasim, ayaa kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya, Charles…
Mogadishu, Maajo 12, 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo uu weheliyo Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Cabdalla Binu…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali oo matalaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,…
Kumannaan qof oo Shacabka ah oo ku nool deegaannada Koonfur Galbeed ayaa shalay u dareeray goobaha codbixinta doorashada wakiillada iyo golayaasha degaanka, waxayna Doorashooyinkan ayaa…
Nairobi,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka heer wasiir…
Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Doorashooyika Qaranka ayaa ka faah-faahiyay warbixintii uga dambeysay ee tirinta codadkii doorashadii qof iyo codka ahayd ee xubnaha Golaha deegaanka iyo Golaha Wakiiladda…
Nairobi (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka heer…
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf (Cali Xoosh) oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Algeria ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa dalkaasi Saciid Sacyuud oo…
Muqdisho(SONNA);- Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoomineysay Guddoomiye kuxigeenka koowaad…

