Macallimiinta Dugsiga Caalamiga ah ee Hilaal oo ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ardayda sanadka fasalka 5-aad dhameeyey ka caawiyey sidii ay cilmi-baaris ugu sameyn lahaayeen…
Midowga Yurub ayaa ansixiyey lacag 20.5 milyan oo Euro ah oo lagu taageerayo miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo qeyb ka ah barnaamijka dowlad dhiska…
Xaalad bani’aadanimo ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto magaalada Beledweyne kadib markii uu wabigu ku fatahay magaalada. Sii akhri
Booliska Soomaaliya oo kaashanaya kan Adduunka ee Interpol ayaa waddanka South Sudan kasoo qabtay Zakariye Cali Axmed Cosobow oo ka tirsanaan booliska Soomaaliya, kaas oo…
Booliiska bartamaha dalka Nigeria ayaa sheegay inuu baarayo dhimashada ugu yaraan 15 qof oo toddobaadkii hore ka dhacday bulshooyinka beeralayda ah oo ay soo weerareen…
Xisbiga dimoqraadiyadda taageera ee Move Forward oo Axaddii ku guuleystay doorashadii dalka Thailand ayaa dadka siyaasadda falanqeeyaa ay sheegayaan in guushoodu ay jawaab u tahay…
Ciidamada Sudan ayaa qaaday duqeymo dhinaca cirka ah oo ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah caasimadda Khartuum iyaga oo isku dayaya inay dib u…
Fatahaadahan ayaa sababay inay xidhmaan dugsiyadii iyo goobihii caafimaadka, isla markaana ay meesha ka baxaan xoolo kala duwan oo dadku ay dhaqan jireen, iyada oo…
Magaalada Beledweyne oo toddobaadkii hore ay soo galeen daadad xoog leh oo keenay barakac baahsan ayaa dhinaca kale laga digayaa khatar ay waajihi karaan dadka…
Dhinaca Koonfureed ee dalka Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa inay daadadkaasi ku dhufteen dhulbeereedyo ku yaalla maamul goboleedka Jubbaland sida degmada Baardheere. Beeraleyda dagmadaasi ayaa sheegay…










