Dhinaca Koonfureed ee dalka Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa inay daadadkaasi ku dhufteen dhulbeereedyo ku yaalla maamul goboleedka Jubbaland sida degmada Baardheere. Beeraleyda dagmadaasi ayaa sheegay in daadadku ay baabi’iyeen dalagyadii.

Fatahaado ku dhuftay deegaano ku yaala maamul goboleedka Jubaland
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.