Press "Enter" to skip to content

QM oo ka digtay halista fataahadaha ka dhashay roobabka gu'ga ee ka da'aya Soomaaliya

Fatahaadahan ayaa sababay inay xidhmaan dugsiyadii iyo goobihii caafimaadka, isla markaana ay meesha ka baxaan xoolo kala duwan oo dadku ay dhaqan jireen, iyada oo dhaawac weyni uu soo gaadhay waddooyin kala duwan.

Comments are closed.