Ganacsatada waaweyn ee suuqa Bakaaraha ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee dalka dibaddiisa ka keena agabka kala duwan ayaa ka cabanaya lacago bille ah, oo…
Mas’uuliyiinta caafimaadka ee maamul goboleedka Hirshabelle ayaa sheegay in afar qof ay ugu dhinteen cudurka shuban-biyoodka degaanka Xawaadley, iyadoo la sheegayo inay cudurro ka dhasheen…
Soomaaliya waxay ka mid tahay wadamada adeegyadooda caafimaad ay ugu liitaan dunida, waxaana in ka badan 60% dhimashada dadka Soomaalida ay la xiriirtaa cudurrada faafa…
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland iyo kuwa Cusbitaalka Guud ee Hargeysa ayaa billaabay baraarujinta bulshada, iyagoo booriyay inay ku dhiiradaan xarumaha caafimadka si ay isaga baaraan…
Sii akhri
Cudurka shubanka ayaa ka dillaacay magaalada Jalalaqsi, mas’uuliyiinta caafimaadkuna waxay sheegayaan inay carruuri u dhimatay. Sii akhri
Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday lacag dheeraad ah oo dhan 5 milyan oo gini oo loogu talagalay taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, taas oo loo marinayo Sanduuqa Taageerada…
Iyada oo beryahanba duruufo caafimad laga soo sheegayey deegaanada hoos yimadda degmada Dila ee gobolka Awdal, ayaa haatan halkaas laga dhisay isbitaal casri ah, kaas…
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Soomaaliya ayaa soo jeedisay in la xiro baraha isgaarsiinta bulshada ee TikTok, Telegram iyo 1xBet. Sii akhri
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo jeedisay in la xiro baraha TikTok, Telegram iyo 1xbet, kadib shir wadatashi ee dhinaca badqabka Isgaarsiinta, ilaalinta amniga Internet-ka…









