Safaaradda Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ee dalka Kenya oo xustay 65-sano guuradii kasoo wareegatay maalintii xorriyadda qarankeenna ee 26-kii June sanadkii 1960-kii. Munaasabadda oo qeyb ka…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa deegaanka Haawaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe si rasmi ah uga dhagax dhigay dhismaha garoon diyaaradeed oo…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa xaddidaad cad u dejisay Madaxweyne Donald Trump iyo wafdigiisa kahor booqashadooda rasmiga ah ee bisha May: waa in aan laga hadlin arrinta…
Ku dhawaad 20 qof oo hubeysan ayaa markab xamuul ah ka afduubtay xeebaha Soomaaliya, waxaana ay la wareegeen gacan ku heynta marakbka, sida ay Talaadadii…
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay 16 shirkadood iyo ashkhaas ay ku eedaynayso inay lacago u ururiyeen, una kala gudbiyaan ururka Al-Shabaab oo ah koox…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta booqday garoonka diyaaradaha Muqdisho, halkaasi oo laba maalmood ay ka taagnayd cabasho ay samaynayeen dadka safraya kadib…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida ay haweenka Soomaaliyeed uga faa’iideystaan teknoolajiyadda si ay sare uga qaadaan ganacsigooda, waxaana marti ku…
Waxaa magaalada Hargeysa laga daah-furay adeegga caymiska caafimaadka, iyada oo mas’uuliyiinta shirkadda caymiska ee lagu magacaabo Wadaag ay hirgaliyeen. Sii akhri










