Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya oo habriaaciisa uu ansixiyey baarlamanka federaalka. Sii akhri
Kismaayo — Maalmahan waxaa xeebaha Jubada Hoose ka jiray dabeeylo xooggan, kuwaasi oo saamayn ku yeeshay dadka ka shaqaysta badda. Dabeeylaha ayaa sababay in la…
Mas’uuliyiinta degmada Qansaxdheere ayaa mar kale ka dayriyey xaaladda nololeed ee sii adkaanaysa xilli ay ay magaaladu ku sugan tahay go’doon ay kusoo rogeen maleeshiyaadka…
Waxaa magaalada Berbera lagu soo geba-gebeeyey bandhigga buugaagta iyo akhriska oo muddo laba maalmood ah halkaas ka socday. Sii akhri
Sii akhri
Qarax ismiidaamin ah ayaa galabta ka dhacay Muqdisho xilli ay magaalada ka socotay ciyaar kubadda cagta ah oo u dhaxaysay gobollada Banaadir iyo Gamudug. Sii…
Xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay habraaca wax ka beddalka dastuurka ku meel-gaarka ah ee Soomaaliya. Sii…
Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa aroortii hore ee saaka ka hortagay weerar qorshaysan oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Caad ee gobalka Mudug,…
Xafiiska isku duwidda Gargaarka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay sheegay in cudurka daacuunka iyo shuban biyood ay ku faafayaan Soomaaliya. Sii akhri
Magaalada Berbera waxaa maanta ka furmay bandhig dhinaca buugaagta ah, kaasi oo ay ka soo qayb galeen aqoonyahanno, qorayaal, sugaanyahanno iyo dhallinyaro xiisanaysa buugaagta goobta…









