Press "Enter" to skip to content

Dabeylo xooggan oo ku dhuftay xeebaha Jubada Hoose

Kismaayo — Maalmahan waxaa xeebaha Jubada Hoose ka jiray dabeeylo xooggan, kuwaasi oo saamayn ku yeeshay dadka ka shaqaysta badda.

 

Dabeeylaha ayaa sababay in la waayo ugu yaraan doon kalluumaysi ah iyo dadkii la socday.

 

Waxaa dhinaca kale istaagay isku socodka gaadiidka badda ee ay adeegsadaan ganacsatada Jaziiradaha yar-yar ee ku yaalla xeebaha gobolka Jubada Hoose.

 

Warbixintan waxaa inoo soo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

 

Comments are closed.