Dowladaha Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa shalay kala saxiixday is af-garad la xiriira dhismaha shan xero ciidan oo Maraykanku u dhisayo ciidamada Danab oo ay muddo…
Dowladaha Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku saxiixday heshiis af-garad oo la xiriira tababarka ciidamada iyo dhismaha shan saldhig oo ciidan. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud, oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Kismayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland, ayaa sheegay inuu Addis Ababa u tagayo saddex…
Madaxweynaha Turkga Recep Tayyip Erdogan oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa ballan qaaday in Turkigu uu difaaci doono madax-banaanida dalal ay Soomaaliya ku jirto.…
Taliska qeybta Booliska goboika Bari ee Puntland ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ay kusoo qabteen tiro rag ah oo ajnabi ay…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay siyaasadda iyo arrimaha ku xiriira doorashooyinka Somaliland. Sii akhri
Marka laga hadlayo farsamayaaqanada dhismyaasha waxaa u badan ragga, laakiin waxaa muuqata inay gabdhuhuna samaynayaan dadaal ah inaysan xirfaddan faraha uga qaadin ragga. Sii akhri
Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Somaliland ayaa maanta sheegay inay kasoo horjeedaan is-afgaradkii ay bishii hore magaalada Addis Ababa ku gaareen Itoobiya iyo Somaliland.…
Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in aanay waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ay…
Mas’uuliyiinta duulista hawada ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dawladda federaalka Soomaaliya inay ku xadgudubtay maamulka hawada, islamarkaana ay iyaga mas’uul ka noqon doonaan wixii carqalad…










