Taliska qeybta Booliska goboika Bari ee Puntland ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ay kusoo qabteen tiro rag ah oo ajnabi ay ku jiraan kuwaasi oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab oo ka dagaallanta deegaannada bariga Puntland.

Booliska Bari oo sheegay inay qabteen ajaanib ka tirsan Daacish iyo Al-Shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.