Dowladaha Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa shalay kala saxiixday is af-garad la xiriira dhismaha shan xero ciidan oo Maraykanku u dhisayo ciidamada Danab oo ay muddo sannado ah soo tababarayeen ciidamada Maraykanku.

Dawladda Soomaaliya oo faah-faahisay heshiis ay la saxiixatay Maraykanka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.