Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya cutubka koowaad ee dastuurka dib u eegista lagu samaynayo, oo ay toddobaadkan soo gudbiyeen Gudidga…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekeh Maxamuud ayaa maanta tagay magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel-gaarka ah ee maamul goboleedka Jubaland. Sii akhri
La qabsiga nolosha Muqdisho ayaa ku adkaatay waqtigan qoysas barakacayaal ah, kuwaas oo 4 bilood ka hor qaar ka mid ah gobollada dalka uga soo…
Xeer ilaalinta Soomaaliya ayaa sheegtay in wax ku dhow boqolkiiba konton ay kordheen dacwooyinka soo galay gacantooda, taasi oo ay ku tilmaameen inay sare u…
Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay dood ku saabsan wax ka beddelka dastuurka, ayada oo diiradda la saarayo cutubyada 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4-aad. Sii akhri
Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta billaabay dood ku saabsan wax ka beddelka dastuurka dalka. Sii akhri
Boosaaso — Ciidamada maamul goboleedka Puntland ayaa dhowaan waxaa ay xeebta degamada Caluula ee gobolka Raas-casayr ku qabteen rag lagu tuhunsan yahay buracad badeed iyo dooni…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo gudbiyey afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka oo lagu samaynayo wax ka beddel iyo toosin, sida ay jeediyeen guddiyada dastuurka ee…
Ayada oo dhowaan dunida laga xusay maalinta caalmaiga ah ee la dagaalanka gudniinka fircooniga ah, ayaa waxaa Barnaamijka Galka Baarista uu eegayaa heerka gudniinka fircooniga…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay arimaha doorashooyinka Somaliland, isaga oo eedeyn u jeediyey xukuumadda. Sii akhri










