Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Puntland oo wadda howlgallo ka dhan ah burcad badeedda

Boosaaso — Ciidamada maamul goboleedka Puntland ayaa dhowaan waxaa ay xeebta degamada Caluula ee gobolka Raas-casayr ku qabteen rag lagu tuhunsan yahay buracad badeed iyo dooni ay mas’uuliyiintu sheegeen inay siday hub iyo dadkii saarnaaba.

 

Mas’uuliyiinta Puntland ayaa sido kale sheegay in maalinimadii shalay meel u dhaw degmada Eyl ay kusoo caariday dooni ay saarnaayeen 11 qof oo qaarkood xaaladdooda caafimaad liidato, sida uu VOA u sheegay wasiirka wasaarada dekadaha Puntland Axmed Yaasiin Saalax.

 

Weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa wasiirka la yeelatay waraysi, waxayna wax ka weydiisay dadka la qabtay iyo gaadiidka xilligan ku jira gacanta burcad badeedda.

 

Comments are closed.