Press "Enter" to skip to content

Isbital ay dhisteen dadka Ceel Baraf oo xariga laga jaray

Mas’uuliyiin ka tirsan maamul gobaleedka HirShabeelle ayaa shalay xariga ka jaray Isbitaalka magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeellada Dhexe oo dadka degaanka si isku tashi ah ku dhisteen.

 

Deegaanka ayaa waxaa hore uga jirtay dhibaato dhinaca adeeg la’aanta caafimaadka ah.

 

Warbixintan waxaa soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r