Press "Enter" to skip to content

Xulka Spain oo ku guuleystay koobka Qaramada Yurub

Berlin — Xulka kubadda cagta ee waddanka Spain ayaa xalay marki afraad ku guuleystay koobka Qaramada Yurub, kaddib marki ay ciyaati finalka oo ka dhacday magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ay 2-1 ugu awood sheegteen dhiggooda England.

Goolasha waxaa Spain u kala dhaliyay Nico Williams iyo Mikel Oyarzabal, halka goolka kaliya ee Ingiriiska uu keenay Cole Palmer.

Haddaba faah-faahinta ciyaartan ayuu Abdulkadir Samakab ka wareystay, Cabdulcaziz Xaji Cabdulqadir, oo ka faallooda arrimaha isboortiga.

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 120 seconds

T a a g e e r