Press "Enter" to skip to content

Wasiirka Warfaafinta oo kulan is xogwareysi ah la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasimayaasha Waaxyaha

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan is-barasho iyo xogwareysi ah la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda.

Wasiir Cabdifitaax ayaa Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Warbaahinta Qaranka iyo guud ahaan wasaaradda ka xogwareystay shaqada socota iyo waajibaadka horyaalla, isagoo xog is-weydaarsi dheer kadib kula dardaarmay in shaqada ay wasaaradaan u heyso qaranka lasii laba jibaaro.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r