Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Jubaland oo qaban-qaabinaysa shirweyne is-cafin ah

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay qabanqaabinayaan shirweyne is-cafin ah oo ay iskugu keenayaan dhinacyada siyaasadeed ee gobolka iyo xallinta kala aragti-duwanaanshaha jiray.

Haaruun Macruuf ayaa arrimahan ka waraystay madaxwyene ku xigeenka Koowaad ee Jubaland Maxamudu Sayid Aadan.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r