Waxa dib u heshay xorriyadeedii wariye Bushaaro Baanday oo mudo 3 bilood ah ku xidhayd Hargiesa.
Hadaba Khadar Maxamed Cakule ayaa markii ay xoriyadeed heshay waydiiyey daroonkooda weydiiyay wariye Bushaaro iyo Mubarak Maxamud Falaag oo ka mid ah qareenadii u doodayay.
Comments are closed.