Press "Enter" to skip to content

QM: Haweenka Soomaaliya waxay weli wajahayaan tacaddiyo jinsi

Muqdisho — Iyadoo maanta ay ku beegan tahay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada Jinsiga ee Xilliyada colaadaha, ayaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxuu ku baaqday in sare loo qaado ilaalinta xirfadlayaasha caafimaadka iyo shaqaalaha gargaarka bani'aadanimada ee adeegyada muhiimka ah siiya dhibbanayaasha loo geysto tacaddiga jinsiga ee colaadaha la xiriira.

Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

 

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 120 seconds

T a a g e e r