Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii Soomaaliyeed ee ugu…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada Carruurta SOS ee…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya,halkaasi oo loogu…
Muqdisho.SONNA…R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa saaka Magaalada Muqdisho ka daahfuray tartanka Orodada gaaban ee Maaratoonka. Tartankaan oo loo agaasimay si…
Qaar kamid ah wasiirada dowladaha,Danjirayaal iyo xubno kale oo ka socday Qaramada Midoobnay ayaa ka qeybgalay kulan ku saabsanaa dadaallada caalamiga ah ee lagu doonayo…
Masuuliyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Uganda ayaa ka qeyb galay munaasabad loo sameeyay arday Soomaaliyeed oo ka qallin jabiyay Jaamacadda Makerere oo ku…
Jabuuti.SONNA…..Shacabka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa saakay oo Jimca ah u dareeray doorashada Madaxweynaha ee dalkaasi hogaamin doona 5-ta sano ee socota, Ololle…
Mogadishu – April 8, 2026: Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa la kulmay Mudane…
Baydhabo (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu la yeeshay mas’uuliyiinta,…
Muqdisho (SONNA): Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey madaxa ugu sareeya hey’adda FAO-Somalia. Masuuliyiintaan ayaa Wasaaradda…

