Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xilheynta xilalka maamullada heer gobol iyo heer degmo ee…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA);-In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Deeqdan raashiinka ah ayaa…
Muqdisho-SONNA- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Koonfur Galbeed.…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed ayaa dhinaca kale waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland Alexander Stubb,kadib kulan caadi ah oo ka…
MUQDISHO.SONNA… 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo dhowaan halkaasi kala wareegay Khawaarijta Al Shabab.…
Muqdisho,fSONNA):- Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ku sii jeeda caasimadda Dalka…
Muqdsho-SONNA-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa gurmad biyo-dhaamin ah gaarsiisay deegaannada Daaniyaa iyo Majiido oo hoos taga…
Muqdisho-SONNA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cutubyo ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida iyo dad shacab ah kula ciiday deegaanka Gandarshe…
Boqolaal kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland ayaa si wadajir ah u aasay qoys ka kooban 5 ruux oo si ula kac…
Muqdisho.SONNA…..Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay wadaan Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan,isla markaana lagu beegsanaayo ama lagu bartilmaameedsanaayo kaabayaasha tamarta…

