Nairobi (SONNA): Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, Shirkii Labaad ee Madasha Magaalooyinka Afrika. Kulankan muhiimka ah waxaa…
wargeys.com
Minsk (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka, ahna safiirka aan deggenayn ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Belarus ayaa nuqul ka mid ah…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka dowladda Switzerland u…
Muqdisho (SONNA): Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u soo dhoweynaysaa ku…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta mudane Cabdixakiim Ashkir ayaa…
Maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ku howlan xoojinta xiriirka iskaashi ee lala yeelanaayo caalamka,si kor loogu qaado nuucyada aqoonta ee ay u baahan yihiin shacabka…
Muqdisho.SONNA…Hadaladaan ayaa imaanaya xilli maanta xarigga laga jaray dib u habeynta wartii Suuqa Siigaale oo ay dhibaatooyin ku qabeen shacabka ku dhaqan Degmada Hodan. Guddoomiyaha…
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan Maxamed Keerow iyo Xildhibaan Maryan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku meel gaarka ah ee Dowlad…
Baydhabo (SONNA): Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta magaalada Baydhabo ka daahfuray bixinta kaararka codbixiyeyaasha. Xoghayaha Guud ee Guddiga Mudane Xuseen…

