Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaan Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan u soo xulatay musharraxa Soomaaliya ee tartanka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika. Sii akhri
wargeys.com
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xunta maamulka Galmudug, halkaas oo uu 'ka hoggaamin doonoo dhammeystirka howlgalka ka dhanka…
Sii akhri
Sii akhri
Sii akhri
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimashada…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ukraine ayaa sheegtay in afar qof oo u dhashay Ukrain ay la socdeen diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo u kireysneyd…
Sii akhri
Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihi shalay aheyd sheegtay, inay soo dhaweyneyso kulanka lagu wado in madaxda urur goboleedka IGAD ay 18-ka bishaan isugu yimaadaan dalka Uganda,…










