Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ukraine ayaa sheegtay in afar qof oo u dhashay Ukrain ay la socdeen diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo u kireysneyd Qaramada Midoobay oo todobaadkan u gacan gashay Al-Shabaab, kadib markii ay ku dhacday bartamaha Soomaaliya.
Xog ku saabsan dadkii saarnaa diyaaraddii u gacan gashay Al-shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.