Dalka Soomaaliya, in kasta oo malaayiin dadkiisa ah ay ka qaxeen colaadaha ka jira, haddana waxaa jira dad fara badan oo ajanabi ah oo Soomaaliya…
wargeys.com
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka hor jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo "codsi xooggan u jeediyey [golaha ammaanka] oo ku…
Saddex qarax oo gaystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah ayaa ka dhacay deegaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee…
Xubno ka tirsan dhaqaatiirka ka howl-gasha Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in goobaha caafimaadka ay kusoo badanayaan dhallinyarada dawooyinka qaarkood u isticmaala maandooriye ahaanta, taas oo…
Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA ayaa sheegtay in hawlgal ay si wadajir ah u fuliyeen iyaga iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Beerta…
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd J. Austin ayaa Arbacadii xarunta Pentagon-ka kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isagoo 'ku ammaanay hoggaamiyaha Soomaaliya horumarka dhabta ah…
Qaraxyo khasaare gaystay ayaa maanta barqadii lagu weeraray xero ciidamada lagu tababaro oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Sii akhri
Warbixin uu soo saarey Hanti-dhowraha Guud ee dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo gudbiyey in lacag ka badan 21 milyan oo dollar ay ka maqan tahay…
Danjiraha ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqday sida ay uga go'an tahay Maraykanku inay wax ka qabtaan cunto yarida ka jirta Soomaaliya, iyada oo dul…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay dhallinyarada Soomaaliyeed kala kulmaan dalalka qurbaha, gaar ahaan xanuunada maskaxda ee ku dhaca dhallinyarada…










