Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur “Sheekh Aadan Madoobe” ayaa cambaareeyey qaraxii shalay lala beegsaday ciidamada dawladda ee ku sugnaa Kulliyadda Jaalle Siyaad ee…
wargeys.com
Kadib weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay xubin ka tirsan ururka al-Shabaab la beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dalwadda, oo ku sugnaa Kuliyadda Jaalle Siyaad, waxaa…
Dhinacyadii isku maandhaafsanaa siyaasada gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay inay khilaafkii dhexdooda yaallay ay heshiis ka gaadheen, iyada oo arintan timi xili uu madaxweyne…
Sanad walba waxaa toddobaadkaan oo kale dunida laga sameeyaa wacyi-gelin la xiriirta xanuunka loo yaqaanno Cagaarshow-ga. Sii akhri
Golaha Wakiilada Maamul Goboleedka Puntland ayaa meel-mariyey isbeddel lagu sameeyo dastuurka maamulkaas, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay golaha. Sii akhri
Dagaal ayaa la sheegay inuu maanta duleedka degmada Waajid ku dhexmaray ciidamda dawladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo isku dhinac ah, iyo maleeshiyaadka al-Shabaab. Sii…
Waxaa magaalada Muqdisho lagusoo gabagabeeyay shir socday muddo laba maalin ah kaas oo ahaa mid si cilmi ah loogu eegayay dowladnimada Soomaaliya iyo waxyaabahii khaldamay…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sacdiya Yasin Xaji Samatar ayaa sheegtay in laga hor istaagay safar ay shalay ugu amba…
Qarax ismiidaamin ah ayaa saaka ka dhacay xerada ciidamada ee Kulliyadda Jaalle Siyaad ee degmada Hodan ee Muqdisho. Sii akhri
Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku sugan gobolka Gedo oo muddo uu khilaaf siyaasadeed kala dhaxeeyey maamulka Jubaland. Sii akhri










