Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa galabta si rasmi ah u soo xiray tababar loo…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta furay tababar ay iska kaashanayaan Wasaaradda Warfaafinta iyo Jaamacadda Muqdisho.…
Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan 33 dhagarqabe, sidoo…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda kulan ku la yeeshay…
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda China u fadhiya…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka dhaswaajiyay in dowladda Federaalka ay si adag u diidday go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsanayso…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa shir guddoomiyay kulan wada tashi ah oo ka dhacay xarunta…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya…
Colombo,(SONNA):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, H.E Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa , ayaa magaalada Colombo ee dalka Sri Lanka kulan kula qaatay, madaxweynaha…
Ciidamada Kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka Soomaaliyeed, Guutada 18-aad oo uu hoggaaminayo Col. Aadan Maxamed Faarax ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyey magaalada Jowhar ee gobolka…

